Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo gaadiid Caafimaad ku wareejiyay wasiirka Caafimaadka Hirshabeelle

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa maanta labo Gaari oo nooca gargaarka deg degga ah...

Ciidanka Xoogga oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Khawaarijta

Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa xoogagga deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ku soo qabtay Mowlid Cali Dhuxulow oo ka tirsanaa Khawaariijta. Howlgalka lagu soo qabtay dhagar...

Golaha Shacabka oo meel mariyey ku biirista Soomaliya ee EAC

Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey  in Soomaaliya ku biirto Ururka Dhaqaalaha Bulshadda Bariga Afrika. Soomaaliya ayaa xubin...

Golaha shacabka oo ansixiyey laba hindise sharciyeed

Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka dalka ayaa ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed waxaana Haa ku ogolaatay 149-Xildhibaan Hal Xildhibaan ayaa diiday wax ka aamusayna ma...

Maraykanka oo ku baaqay in la baaro Xasuuqa Abiye ka wado gobolka Amxaarada

Dowladda Mareykanka oo ku baaqday in la baaro xasuuqa maamulka Abiy Axmed ka wado gobolka Amxaarada ee waqooyiga Itoobiya. Danjiraha Mareykanka ee Addis Ababa Ervin...

Ugu Akhris Badan