Wararka

Israel oo duqeymo cusub ku dishay 40 ruux oo ku sugnaa bartamaha Gaza

Duqeymo ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen guryo la deggan yahay oo ku yaalla bartamaha Gaza ayaa lagu dilay ugu yaraan 40 falastiiniyiin ah,sida ay...

Safiiirka JFS ee Kenya oo tababar u soo xiray Shaqaale ka tirsan Dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Tababarkan oo socday muddo todobo casho ah ayaa waxa ay ka qeyb galayaasha ku qaateen casharo ku saabsan Nidaamka Qandaraasyada Dheef-wadaagga ah ee marka...

Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Uganda oo Muqdisho ku kala saxiixday dhammeystirka heshiis is af-garad.

Wasaaradaha Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Uganda oo magaalada Muqdisho ku kala saxiixday dhammaystirka heshiis is afgarad (MOU) dhanka difaaca ah oo ay labada Wasaaradood horay...

Ciidanka Xoogga ayaa Marka ku qabtay 2-dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta.

Ciidanka Xoogga dalka ayaa magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose ku qabtay 2-dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta. Ibraahim Cali Suleymaan iyo Idiris Cabdi Shabeelow ayay...

Guddiga gaarka ah ee arrimaha xabsiga dhaxe ee golaha shacabka oo kulan la yeeshay taliyaha Ciidanka Asluubta

Guddiga Gaarka ah ee Arrimaha Xabsiga Dhexe Xamar ee Golaha Shacabka BJFS ayaa Maanta kulan kula yeeshay xarunta Guddoonka iyo Gudiyada ee Villa Hargeysa...

Ugu Akhris Badan