Wararka

Mas’uuliyiin isbitaallada Muqdisho ku booqday dadkii waxyeelada kasoo gaartay weerarkii khawaarijta

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo uu wehliyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Taliye Sulub”Waan ku faraxsanahay in aan la kulmo Boliiska iyo Bulshada oo halgoob wax ku baranaya”.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Sulub Ahmed Firin oo la hadlay qaar kamid ah ciidanka iyo ururada bulshada oo loo qabtay tababar aqoon...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Muqdisho ka daah-furay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Diinta Islaamka ee Soomaaliyeed, xusayna mudnaanta ay dowladdu siinayso talada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo casho sharaf u sameeyay Culumaa’udiinka Soomaaliyeed 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Culumaa'udiinka ka qayb galay Shirweynaha Labaad ee Culumaa'udiinka Soomaaliyeed, ayaa soo...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo xiray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo xiray Shirweynaha labaad ee culimada Soomaaliyeed oo looga hadlayey midnimada culimada, ayaa...

Ugu Akhris Badan