Wararka

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay dhammeystir dastuurka, hannaanka doorashooyinka iyo ciribtirka Khawaarijta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si qoto dheer kaga hadlay dhaMmeystirka dastuurka, hanaanka doorashooyinka iyo halganka dalka lagaga xoreynayo Khawaarijta. Madaxweynaha...

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay xadgudub ka dowladda Itoobiya ay ku hayso madaxbanaanida

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Salaadda Jimcaha uga hadlay xadgudub ka dowladda Itoobiya ay ku hayso madaxbanaanida, gobnimada,midnimada dalka iyo dadka...

Sawirro: NISA oo mid dishay, midna nolosha ku qabatay rag dil ka geysa rabay Muqdisho

Ciidamada Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fashiliyey isku day dil oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay ka fuli...

Madaxweynaha putland oo qaabilay safiirka dowladda ingiriiska ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Danjire, Michael Nithavrianakis iyo Wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka...

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ayaa kulan soo dhaweyn ah loogu qabtay Caasimada Helsinki ee waddanka Finland

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS Maxamed Barre Maxamuud ayaa kulan soo dhaweyn ah loogu qabtay Caasimada Helsinki ee waddanka Finland, iyadoo munaasabadda soo dhaweynta...

Ugu Akhris Badan