Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kormeeray dhismaha Xarunta Wasaaradda oo dhawaan la baneeyay

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada...

Madasha Horumarinta Soomaaliya oo laga ka furmatay Magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho maanta oo Isniin ah waxaa ka furmay Madasha Horumarinta Soomaaliya, kaas oo ay ka qeybgalayaan, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khadka Taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Turkiga 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa telefoon kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan. Wadahadalkooda ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeygalaya caleema-saarka Madaxweynaha Rwanda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleema-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda...

Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay Agaasimayaasha afar Wasaaradood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaacabay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta,...

Ugu Akhris Badan