Wararka

Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo furay Shirka Madasha Garsoorka dalka

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare dalka, Mudane Bashe Yusuf Axmed, ayaa si rasmi ah u furay Shirka madasha garsoorayaasha. Madashan ayaa waxaa lagu soo bandhigi doonaa dooddo...

Duqa Muqdisho oo xaraga ka jaray kawaanka Hilibka Dharkeenley 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa xaeiga ka jaray Kawaanka Hilibka Suuqa Dhamme Yaasiin Cartan ee Degmada...

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo daah furay xarunta Saadaasha Hawada

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye “Waa markii ugu horeysay ee Wasaaradda Beeraha yeelato Xarunta Saadaasha Hawada.” Maalin kasto...

Soo saarista Shidaalka Ceegaago Soomaaliya Warbixin

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa faahfaahin ka bixisay ciidamada ka socda wadanka Turkiye oo la filayo inay soo gaaraan Xeebaha Soomaaliya, waxaana arrintaasi ka hadlay...

Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad

Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad   Wasaaradda Waxbarashada Hiddiha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka...

Ugu Akhris Badan