Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo daah furay xarunta Saadaasha Hawada

Date:

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye “Waa markii ugu horeysay ee Wasaaradda Beeraha yeelato Xarunta Saadaasha Hawada.”

Maalin kasto halkaa oo ah Wasaaradda Xanaanada Xoolaha,Waxaa ka socda howl marba marka ka dambeeyo hormar lataaban karo.Ayay Wasaaradda ku talaabsanaysaa.Maanta waxaa halkaan ka daah furay xarunta saadaasha hawada.Taas oo aad u caawinayso Beeralayda Soomaaliyeed. Burbukii dalka ka dib shaqadaan waxaa qaban jireen Hay’addo, Maanta kadib anaga ayaa qaban doono.

Beeraladayda Soomaaliyeed waxaan u qaban doonaa wax weyn,Saalinta Roobaka xiliyada wax la beeran karo,Waa inaan u sheegi karno bulshada Beeralayda Soomaaliyeed.Roobku wuu isbadaleen, Waxaa sabab u ah isbadalka cimilada.Ewal dadka waxa ay oran jireen 15 April,Ayaa Gu’a bilaaban jiray, hadda waxaas majiràan mar wuu kasoo hormaraa marne wuu kasoo dib dhacaa marayaaa.

Roobka marne wuu biyo badiyaa,Mar wuu biyo yareeyaa,Isbadalka cimilada ayaa wax badan sababay,Xaruntaa Saadaasha hawada waxa ay bulshada Soomaaliyeed iyo Beeraladay u soo tabin doontaa,Isbadalka xiliyada Roobaabka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...