Wararka

Taliyaha Boliiska oo ka qeyb galay Xuska Sanad guurada 47-aad ee Ciidanka Boliiska Dalka Jabuuti

-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa ka qeyb galay Munaasabada Xuska Sanad guurada 47.aad ee Ciidanka Boliiska dalka aan walaalaha nahay...

Ololaha Hooyo u Hiili qaranka oo maanta Muqdisho lagu qabtay

-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ahna guddoomiyaha guddiga qabanqaabada maalmaha xoriyadda ee 26-ka Juunyo iyo 1-da Luulyo mudane xildhibaan Hon...

Ra”iisul wasaare Xamse oo dhagax dhigay Dhismeyaal Dowladdeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax dhigay dhismooyin cusub oo ay yeelan doonaan Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka...

Ceeldheer oo 33 Sanno ka dib maanta ka mid noqotay goobaha lagu gelayo Imtixaanka Shahaadiga ah

-Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa maanta markii ugu horeysay looga fariistay Imtixaanka shahaadiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya, tan iyo markii laga xorreeyey...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee 2023-2024 oo sanadkan ay ka qeyb galayaan in...

Ugu Akhris Badan