Wararka

Horjooge Khawaarijta ka tirsanaa oo lagu qabtay Koofurta Mudug.

Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa aruurinta lacagaha baadda ah ee ay ka qaadaan shacabka deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug Ismaaciil Aadan Maxamed ayaa lagu qabtay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay duubabka dhaqanka ee Gobolka Bakool.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan la qaatay duubabka dhaqanka ee Gobolka Bakool. Guddoomiye Sheekh...

Saad loo waday Khawaarijta oo lagu qabtay Bariga Galgaduud.

Ciidanka amniga ee ku sugay Deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay Shidaal iyo Raashin ay si qarsoodi ah ku gudbisanayeen kooxaha...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Wasiirka Difaaca Kenya kala hadlay Xoojinta Amniga labada dal iyo ciribtirka Khawaarijta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Kulan qado sharaf ah hoygiisa ugu sameeyay Wasiirka Difaaca Dowladda Kenya Mudane Aadan...

MADAXWEYNE SHEEKH OO MADAXTOOYADA QARANKA KU QAABILAY WASIIRKA DIFAACA DALKA KENYA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Kenya mudane Aadan Barre Ducaale ayaa kala hadlay...

Ugu Akhris Badan