Wararka

Warbixinta Toddobaadlaha ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu magaalada Riyad ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya kaga soo qeyb galey...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha “Dadkeennu waxa ay u baahan yihiin doorasho qof iyo cod ah

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saadaad Maxamed Nuur oo ka qeybgalay kulanka toddobaadka Warbaahinta Qaranka,ayaa sheegay in dadkeennu ay xilligaan u baahan...

Wasiirka Deegaanka Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay madasha UNCC ee COP29

Waxaan khudbad ka jeediyay madasha UNCC ee #COP29, anigoo iftiimiyay muhiimadda ay leedahay xoojinta nidaamyada digniinta deg degga ah si Soomaaliya ay uga sii...

Kulan la tashi ah oo ku saabsan hindisaha xeerarka ururada iyo xisbiyadda oo lagu qabtay Muqdisho 

Qaar kamid ah ururrada bulshada rayidka ah, siyaasiyiinta xisbiyada iyo khuburo cilmi baarayaal ah, ayaa ka qeybgalay kulan ku saabsanaa nidaamka xisbiyada iyo sida...

Wasiirka Degaanka XFS oo khudbad ka jeesiday madasha IOM ee Shirweynaha COP29

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadija Mohamed Almakhzoumi, ayaa khudbad muhiim ah ka jeedisay madasha IOM ee Shirweynaha COP29,...

Ugu Akhris Badan