Wararka

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay la-taliyaha sare ee Arrimaha Booliska ee QM

Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane General Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La-Taliyaha Sare ee Qaramada Midoobay ee...

Wasiirka warfaafinta XFS oo kulan la qaatay safiirka sucuudiga u fadhiya Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Safiirka Boqortooyada Sucuudi Carabiya...

Soomaaliya iyo Masar oo yeeshay wada-hadallo la xiriira qorshaha ka qeyb galka Masar ee AUSSOM

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagebeysay wada-hadallo dhanka farsamada ah oo ay la yeelatay Jamhuuriyadda Carabta Masar, kuwaas oo ku saabsan qorshaha ka...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddoomiyay shir looga hadlay adkeynta dardargelinta amniga

-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa guddoomiyay shir looga hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda iyo Xoojinta Wada-shaqeynta Maamulada Degmooyinka...

Muqdisho oo lagu qabtay xuska maalinta Caalamiga ah ee Furdooyinka

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana lagu maamuusayay Maalinta Caalamiga ah ee Fudooyinka ayaa shalay lagu qatay magaalada Muqdisho, taas...

Ugu Akhris Badan