Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Masar kula la yeeshay Dhiggiisa Sacuudi Caraabiya

Safiirka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta, Danjire Cali Cabdi Awaare, ayaa booqasho rasmi ah ugu tagay dhiggiisa, Danjire...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo qaabbilay Madaxa Boliiska Qaramada Midoobay

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Faisal Shahkar oo ah Madaxa Boliiska Qaramada Midoobay iyo wafdi uu...

Ra’iisul Wasaaare ku xigeenka XFS oo daah-furay qorshaha istaraatiijiyadda wasaaradda amniga

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daah-furay Qorshaha Istaraatiijiyadda Wasaaradda Amniga ee shanta sano ee soo socota ee...

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay waddooyin interlock ah

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa dhagaxdhigay dhismaha Waddooyin interlock oo laga hirgelinaayo Waaxda Tima-cadde ee Degmada...

Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka oo kormeeray xarunta gobolka Banaaadir

Xubno ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha( GMDQS) ayaa kormeer shaqo ku tagay maamulka gobolka Banaadir. Xubnaha ayaa la kulmay maamulka gobolka...

Ugu Akhris Badan