Wararka

Guddiga Qaran ee doorashooyinka oo kormeer shaqo ku maraya dowlad goboleedyada

Wafdi ballaaran oo ka socda guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha ayaa safar shaqo oo kormeer ah ku jooga dowlad goboleedyada dalka. Guddiga ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya shirweynahan Tamarta Afrika 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania, si uu uga qayb galo Shirweynaha Tamarta Afrika...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay la-taliyaha sare ee Arrimaha Booliska ee QM

Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane General Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La-Taliyaha Sare ee Qaramada Midoobay ee...

Wasiirka warfaafinta XFS oo kulan la qaatay safiirka sucuudiga u fadhiya Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Safiirka Boqortooyada Sucuudi Carabiya...

Soomaaliya iyo Masar oo yeeshay wada-hadallo la xiriira qorshaha ka qeyb galka Masar ee AUSSOM

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagebeysay wada-hadallo dhanka farsamada ah oo ay la yeelatay Jamhuuriyadda Carabta Masar, kuwaas oo ku saabsan qorshaha ka...

Ugu Akhris Badan