Wararka

Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir oo soo bandhigay maan-dooriye & Rag ka Ganacsanayay

-Ciidanka Boliiska Gobolka Banaadir ayaa howlgal ay ka fuliyeen xalay degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir Ku soo qabtay 4 eedeysane oo hubeysan iyo 7...

Wasiirka Amniga oo baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya qaar ka mid ah gobollada dalka

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Cismaan (Fartaag), ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya qaar...

Diyaarad sidday 181 ruux oo ku burburtay Kuuriyada Koonfureed

Ugu yaraan 151 qof ayaa ku dhintay diyaarad rakaab ah oo ku burburtay garoon diyaaradeed oo ku yaala magaalada Muan ee dalka Kuuriyada Koonfureed,...

Hay’adda SoDMA oo gargaar loogu tala galay in ka badan 13,000 oo qoys u dirtay Galmudug

Roobabki Dayrta ee la filayay in ay da’aan bilihii Sebtembar, Oktoobar iyo Nofembar oo baaqday ayaa sababay abaar saameysay inta badan gobollada dalka oo...

Machadka Diblomaasiyadda oo qaatay dufcaddii ugu horreysay ee baranaysa Dibloomada Sare ee Diblomaasiyadda

Machadka Diblomaasiyadda iyo Tababbarrada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa maanta qabtay imtixaanka tijaabada ah ee loogu talagalay xulashada dufcaddii ugu...

Ugu Akhris Badan