Wararka

Madaxweyne Xasan oo Booqday Ciidanka Cirka Ee lagu Tababaray Ereteriya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xerada ay tababarka ku...

Weerar khawaarijtu soo Qaaday oo la Fashiliyay.

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya ayaa fashilayay weerar gaadma ah oo ay khawaarijta Alshabaab saakay waabirigii kusoo qaadeen deegaanka Burdaar ee Gobalka Hiiraan. Afhayeenka Wasaaradda Difaaca...

Ciidanka Qaranka Oo Howl-galo ka sameeyay Deegaano Al-Shabaab dhawaan laga Qabsaday, (SAWIRO)

Cutubyadan oo isugu jira ciidamada guutada 15-aad, qaybta 21-aad ee xoogga dalka iyo xooggaga kacdoonka Shacabka ee macawiisleyda deegaanka ayaa maanta isku fidiyay deegaanada...

Agaasimaha guud Wasaaradda Warfaafinta Oo ka qaybgalay Shirka Bandhiga Warbaahinta Carabta ee 22aad.

Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane C/laahi Xayir Ducaale iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qaybgalaya Shirka bandhiga Warbaahinta Carabta ee...

Madaxweynaha Qaranka oo Is badal ku sameeyay Golaha Dhaqaalaha Qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kadib markuu tixgaliyey baahida loo qabo in dib u habeyn lagu sameeyo Golaha Dhaqaalaha Qaranka...

Ugu Akhris Badan