Wararka

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda oo kullan la qaatay Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyada

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda, Mudane Mustafa Duhulow oo la qaatay kulan la xiriira horumarinta Baarista Dambiyada Socdaalka, Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyada...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa guddoomiyay kulan looga hadlaayay taageerida Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanada ee dagaalka kula jira Kooxaha Khawaarijta

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa guddoomiyay kulan looga hadlaayay taageerida iyo garab istaaga Ciidamada Qaranka iyo kuwa...

Guddoomiyaha SoDMA oo shir uga qayb galay Nairobi

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo hay’adda Africa Risk Capacity (ARC) ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku soo gabagabeeyay shir socday muddo shan maalin...

R/W Xamse ” Xukuumaddaydu waxa at u guuri doontaa jiidaha hore ee dagaalka”

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg-deg oo looga hadlayo amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmada Cadale  

Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Cadale, halkaas waxaa ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali...

Ugu Akhris Badan