Wararka

Wasaaradda Shaqada XFS oo Hambalyo u dirtay dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed 

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da Maajo 2025....

Wasiirka Soomaaliya ee Ganacsiga oo kula la yeeshay Safiirka dalka Qatar 

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Dr. Abdullah Salem Al...

Wasaaradda Caddaaladda XFS oo soo xirtay qiimeynta Heshiiska UNCAC 

Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS),ayaa 27–28 Abriil 2025 qabatay kulan qiimeyn ah oo ku saabsan hirgelinta heshiiska Qaramada Midoobay...

Hay’adda isgaarsiinta Qaranka oo Muqdisho ku qabatay oo Qabanqaabisay aqoon isweydaarsi ku saabsan isgaarsiinta xaaladaha degdegga ah

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo kaashanaysa Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA) iyo Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU), ayaa soo qabanqaabisay aqoon-is-weydaarsi heer sare ah...

Wasiirka Batroolka ayaa booqday qaar ka mid ah Geesiyaasha Macawisleyda oo ku dhaawacmay dagaalka lagu cirib tirayo khawaarijta

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daahir Shire Maxamed ayaa Isbitaalka Di martino ee Magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada qaar ka...

Ugu Akhris Badan