Wararka

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo gaaray Cadaado

Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxa) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado. Mudane Juxa oo ay socdaalkiisa...

Al-Shabaab oo sii daayay qaar ka mid ah Dhaqaatiir ay Afduub u haysteen

Baladweyne-(SONNA)-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya iney xorriyaddoodii dib u heleen qaar ka mid ah Dhaqaatiir ay Shalay Afduubteen Al-Shabaab. Afar ka mid...

Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka oo qaabilay kuxigeenka Madaxa USAID

Ra’iisal Wasaare kuxigeenka xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan la qaatay kuxigeenka madaxa USAID Mr. Gregory Gottlieb kaasoo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho...

Maraykanka oo mar kale muwaaddiniintiisa uga digay Dalka Kenya

USA-(SONNA) Dowladda Maraykanka ayaa muwaaddiniinteeda ku sugan Dalka Kenya iyo kuwa u safrayaba uga digtay rabshado laga yaabo iney halkaasi ka dhacaan Bisha Augost...

Dowladda Maraykanka oo mar kale muwaaddiniintiisa uga digay Dalka Kenya

Dowladda Maraykanka ayaa muwaaddiniinteeda ku sugan Dalka Kenya iyo kuwa u safrayaba uga digtay rabshado laga yaabo iney halkaasi ka dhacaan Bisha Augost oo...

Ugu Akhris Badan