Wararka

Dadaallo loogu gurmanayo dadka ay abaartu saameysay oo ka socoto dalka Mareykanka

Gobolka Minnesota oo ah Gobolka ugu badan oo ay Soomaalida Maraykanka degan tahay ayaa weli waxaa ka socda dadaallada loogu gurmanayo abaaraha baahsan ee...

La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha JFS oo faah faahin ka bixiyay Dagaalka uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo

Mudane Xuseen Macalin oo ah La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa fasiraad ka bixiyey iclaamintii dagaalka ee 6-dii April 2017.   Xuseen...

R/Wasaare Ku xigeenka XFS oo xilka kala wareegay R/Wasaare ku-xigeenkii Hore.

Muqdisho, April 08, 2017-----Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka ah ee Soomaaliya Mudane Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilkii kala wareegay Ra’iisul...

Lataliyaha amniga Qaranka madaxweynaha oo fasiray hadalkii uu ku iclaamiyey xaalad dagaal

Lataliyaha  Amniga Qaranka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa fasiraad ka bixiyey Iclaamintii madaxweynuhu ku sheegay in dalka uu ku jiro xaalad dagaal. Xuseen Macallin oo ah taliyaha...

Taliyaha cusub ee NISA oo xilka la wareegay

Munaasabadaan uu xilka kula wareegayey Taliyaha Cusub ee Ha'yadda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa waxaa ka qeyb galey...

Ugu Akhris Badan