Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ka codsaday inay afuriyaan walaalahooda tabaaleysan

Date:

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa u diray shacabka Soomaaliyeed hambalyo ku aadan bilshada bisha Barakeysan ee Ramadaan, oo maanta ku beegan kowda bisha Ramadaan.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka ka codsday inay dhexdooda isu gurmadaan oo ay afuriyaan Walaalahooda tabaaleysan.

“Waa noo bilatay bishii Ramadaan, Ramadaan Kariim, waxaa leeyahay shacabka Soomaaliyeed Hambalyo, waxaa rajeynayaa qof walba Soomaali ah in uu afuriyo qofka walaalkiis, gaar ahaan kuwa danta yar”ayuu yiri Madaxweynaha.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka...

Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...