Wararka

Taliyeyaasha ciidamada oo soo saaray awaamiir dhinaca amniga iyo digniin cusub (Akhriso)

Taliyeyaasha Ciidamada Booliska, Nabadsugida, Milateriga iyo Wasiirka Amniga ayaa caawa soo saaray awaamiir culus oo ku aadan xasilinta Ammaanka Muqdisho, iyagoo u digay cid...

Degmada Baydhaba oo u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka

Habeenkii ugu dambeeyey wareegga koobaad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka ee uu maamulka gobolka Benaadir taabagelinayo waxaa ku tartamay degmooyinka Baydhaba oo ka tirsan...

Madaxweynaha Koonfurgalbeed oo dhagax dhigay garoon laga hirgelinayo Baraawe

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya oo gaaray magaalo xeebedka Baraawe ee caasimadda u ah Dowlad goboleed KGS  ayaa waxa ka...

Madaxweynaha Puntland oo Ku Dhawaaqay Guluf Dagaaleed oo Ka dhan ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 09 June 2017 shir Jaraa’iid oo uu ku qabtay qasriga Madaxtooyada Garoowe waxaa...

Tartan Qur’aan akhris ah oo lagu soo gaba gabeeyay Boosaaso

Mu’asasada Dacwada iyo Horumarinta ee Alminhaaj qaybta gobolka Bari ayaa si rasmi ah usoo gabagabeysay tartankii Qur’aan akhriska ee Ardayda Magaalada Boosaaso. Xaflada lagu soo...

Ugu Akhris Badan