Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo Madrid kula kulmay Xoghayaha Guud ee Hay’ada Dalxiiska Adduunka

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ku sugan magaalada Madrid ee dalka Spain ayaa maanta kulan la qaatay...

Degmada C/casiis oo u gudubtay wareegga saddexaad ee tartan cilmiyeedka

Habeenkii 21-aad tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka ee uu maamulka gobolka Benaadir taabagelinayo, waxaa ku tartamay degmooyinka Baydhaba oo ka tirsan gobolka Baay iyo C/casiis...

Dowladda Soomaaliya oo Qorsheyneysa Soo Nooleynta Dalxiiska Dalka

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) iyo La-Taliyaha Dalxiiska Yasir Baffo ayaa gaaray magaalada Madrid ee dalka Spain oo...

Ma kuu muuqdaan waddooyin loo isticmaalay bullaacado iyo qashin-qub?

Dadnimo wanaagsan waxaa la helaa ama ay imaan kartaa marka  qof , qoys ama umad ay garato in la dhowro deegaanka ,lagana hortago wax...

Guddoonka Golaha Shacabka oo Bogaadiyey Hawlgallada Xasilinta Amniga Caasimadda

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadiyey hawlgallada ay Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ku xasilanayaan amniga Caasimadda. Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna...

Ugu Akhris Badan