Wararka

Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre oo ku booqday Isbitaal Madiino dad qaba Dhaawacyo kala duwan.

Muqdisho, 17 June 2017....Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Jamaal Xasan ayaa booqday qaar...

Midoowga Afrika iyo Qaramadda Midoobay oo ka hadlay xaalada ka taagan xuduudaha Jabuuti iyo Eritarya.

Urur Goboleedka Midowga Afrika iyo Qaramadda Midoobay ayaa ka hadlay xaalada kusoo korortay   xiisaddii dalalka Jabuuti iyo Eritarya, kaddib markii ay Ciidamada Eritarya qabsadeen...

Ra’iisul Wasaare Kheyre”Haddii dalkeena uu xasilo Dadkeena waxa uu la tartami doonaa aduunyadda kale”

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay xooga saareyso Xasilinta Dalka Soomaaliya. Mudane Kheyre ayaa...

Madaxweye Farmaajo “Shacabka hala shaqeeyeen ciidamada, si looga hortago dhagarta ay maleegayaan argagixisadu”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta salaadda Jimcaha kula tukaday boqolaal shacab ah Masjidka Isbaheysiga Islaamka, isagoo...

Wasiirka Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh iyo wafdi uu hogaaminayo oo kulan la qaatay Madaxweynaha Puntland.

Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo wafdigiisa ee ku sugan magaalada Garoowe ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Dawlad...

Ugu Akhris Badan