Guddomiye ku xigeenka G/ Shacabka oo baaq u diray dhinacayada ku Dagaalamaya Xeraale

Date:

Guddoomiye ย ku xigeenka ย labaad ย ee ย Golaha ย Shacabka Soomaaliya ย Mahad ย Cabdalle Cawad ย ayaa ย ku ย baaqay ย in ย la ย joojiyo ย Dagaalka Deegaanka Xeraalee ย ee ย Gobolka Galguduud,ย waxaanua ย  tilmaamay ย inaan ย loo ย dulqaadan ย karin ย Dagaalka uu ย ku ย daadanaayo Dhiiga Dadka walaalaha ah.

Mahad ย Cabdalle Cawad Guddoomiye ku ย xigeenka ย labaad ย ee ย Golaha Shacabka ย ayaa sheegay in colaada ka soo cusboonaatay Xeraale ay aad uga xuntahay dowladda Soomaaliya.

Wuxuu sidoo kale Guddoomiye ku xigeenku uu baaq u diray dhinacyad halkaasi ku dagaalamaya isagoo ugu baaqay in si deg deg ah ay ku joojiyaan dirirta.

Dagaalka ka dhacay deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa wuxuu sababay khasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac, waxaana la sheegayaa inay geeriyoodeen ilaa iyo 10-qof sidoo kalana ay dhaawacmeen tiro intaasi ka badan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...