Wararka

Warbixin ku saabsan xaaladaha bini’aadanimo ee Soomaaliya

Qiyaasyo la sameeyay illaa 4-milyan oo caruur ah ayaa si degdeg ah ugu  baahnaan doona kaalmooyin bini’aadanimo oo loo fidiyo Soomaaliya,inkastoo howlo badan oo...

Wasiirka Maaliyadda oo Kormeeray Dekadda Magaalada Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Maanta booqasho ku tagay Dekadda Magaalada Muqdisho, isagoona kormeeray hawsha ka socota dekadda. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle...

FALLO: Ciidamo gaar ah oo howgallo ka bilaabay Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay howl galada xasilinta ee dhowaan lagu wado inuu ka bilowdo Magaalada Muqdisho, kaasoo lagu xaqiijinayo ammaanka, islmarkaana l;agu soo...

Howlgallo ka dhan ah Al-shabaab oo ka bilowday Gobalka Bakool

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ka bilaabay Deegaano ka tirsan Gobalka Bakool Howlagalo looga sifeynayo  Maleeshiyaadka Argagixisada ee Alshabaab . Sargaal ka tirsan guutada 60-aad ee Ciidanka...

Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Manchester

Ugu yeraan 19 ruux ayaa geeriyootay, halka 50 kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii qarax loo maleynayo in ay argagaxiso ka dambeyso uu ka...

Ugu Akhris Badan