Wararka

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo Amar siiyey Hay’adaha Amaanka gobolka Baay

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa saraakiisha amaanka ku amray iney ka shaqeeyaan xaqiijinta amaanka guud ee gobolka Baay. Sidoo kale...

Xeer madaxweyne oo Xilka looga qaaday Hanti-dhowrihii Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, ayaa soo saaray xeer madaxweyne oo uu ku akhbalay xil ka qaadistii Hanti-dhowrihii Qaran, taas oo...

Dowladda Mareykanka oo Hub lagula dagaallamo Argagixisada ka iibinaya Kenya

Dowladda Mareykanka ayaa caddeysay in ay qalab Miletery oo kala duwan ka iibineyso Dowladda Kenya, kaasoo qayb ka ah dhismaha keydka Ciidamada Bariga Afrika...

Eng. Yarisow “Soomaaliya si fiican bey ugu diyaar-garowday Shirka London ee 11ka May”

Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey diyaar garowga shirka London oo 11ka May ka dhacaya dalkaas UK, gaar ahaan...

Ciidanka booliiska oo xalay howlagallo ka sameeyay Muqdisho

Ciidamada booliiska Soomaaliyeed ayaa howlgal lagu adkeeynayo ammaanka xalay ka sameeyay xaafado ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Howlgalkan oo ay qeyb ka ahaayeen ciidanka...

Ugu Akhris Badan