Wararka

Madaxweynaha JFS oo maanta soo booqday Warbaahinta Qaranka (Daawo Muuqaal)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta kor meeray Wasaaradda Warfaafinta gaar ahaan qaybaha Warbaahinta Qaranka. Mudane Farmaajo ayaa yimid Xarumaha Radio Muqdisho...

Golaha Shacabka oo si aqlabiyad leh u ansixiyay Xeerka Isgaarsiinta Qaranka

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad leh u ansixiyay Xeerka Isgaarsiinta Qaranka. Sharcigan ayaa loo gudbiyay baarlamaanka billowgii bishii Luulyo...

R/W ku xigeenka Soomaaliya “Barnaamijkan Isla xisaabtanka furan waxuu kalsooni u abuurayaa shacabka Soomaaliyeed”

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daah furayay barnaamij loogu magacdaray hab...

Wasiirka Warfaafinta Eng: Yariisoow oo u hambalyeeyay maamulka iyo shaqaalaha shirkadda SOSTEC

Waxaa xalay lagu qabtay maagalada Muqdisho munaasabad lagu xusayay sanad guuraaddii 11aad ee ka soo wareegtay aas’aaska shirkadda teknoolojiyadda ee SOSTEC. Munaasabadda lagu xusayay sanad...

Golaha Shacabka JFS oo ansixiyay sharciga Isgaarsiinta Qaranka

kulan maanta ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay kaga hadleen arrimaha sharciga Isgaarsiinat dalka. Mudanayaasha Golaha Shacabka ...

Ugu Akhris Badan