Wararka

Jabuuti: Booqasho Sokeeye (Faallo)

Wadanka Jamhuuriyadda Jabuuti waa Dal aan walaallo nahay, waxaana naga dhaxeeya waxyaabo badan, waxayna aheyd Dalkii ugu horeeyay ee indhaha Caalamka ku soo jeediyay...

Madaxweyne Farmaajo oo uga Mahadceliyay Dowladda iyo Shacabka Jabuuti Taagerada ay La Garab Taaganyihiin Dowladda Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho ah ku jooga Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha...

Qarax goor dhow ka dhacay agagaarka Dakedda Muqdisho

Qarax la sheegay in gaari loo adeegsadey ayaa ka dhacay goor dhow afaafka hore Dakedda Muqdisho, sida ay goob-joogeyaal noo xaqiijiyeen. Wararka ayaa sheegay in...

Booliiska Ingiriiska oo aqoonsaday Ninkii fuliyay Qaraxii Manchester

Iyada oo laga cabsi qabo in Weeraro hor leh ay ka dhacaan Dalka Ingiriiska ayaa Ra’iisul Wasaaraha Dalkaasi Theresa May waxa ay sheegtay. in...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay Xaflada Furitaanka Dekadda cusub ee Wadanka Jabuuti.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo maalintii labaad ku sugan Wadanka Jabuuti oo uu booqasho rasmi ah ku joogyo...

Ugu Akhris Badan