Wararka

Warta-nabadda oo u gudubtay wareegga siddeedda ee tartan cilmiyeedka

Habeenka 22-aad tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka ee uu maamulka gobolka Benaadir, waxaa ku tartamay degmooyinka Shangaani iyo Warta-nabadda oo ka wada tirsan gobolka Benaadir. Tartanka...

AKhriso war-murtiyeedkii ka soo baxay shirweynihii wadatashiga Qaran ee Hannaanka dib u heshiisiinta

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta iyo ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay, waxay si wayn ugu faraxsan yihiin in Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka...

Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay 10

June – 17 JuneMogadishu, 17 June 2017 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo Muqdisho kula kulmay wasiirka Horumarinta UK

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta garoonka diyaaradaha Muqdisho kula kulmay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ee UK Ms Priti Patel Kulanka ayaa looga hadlay...

Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre oo ku booqday Isbitaal Madiino dad qaba Dhaawacyo kala duwan.

Muqdisho, 17 June 2017....Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Jamaal Xasan ayaa booqday qaar...

Ugu Akhris Badan