Wararka

Madaxweynaha Turkiga oo la filayo in uu safar xal raadin ah ku bixiyo Wadamada Khaliijka

Madaxweynaha Dalka Turkiga Mudane  Recep Tayyip Erdogan ayaa lagu wadaa in uu wadamada Khaliijka ku bixiyo Safar labo Maalmood ah  Si u xal ugu...

Awaamiir cusub oo ka soo baxday dowladda Soomaaliya

Wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Ducaale Islow oo ka hadlay shir saxaafadeed si wadajir ah ugu qabtay isaga iyo taliyeyaasha nabad...

Ra’iisal wasaare kuxigeenka dalka oo lakulmay Hobalada Waaberi

Mudane Mahdi Max’ed Guuleed Qadar ra'iisal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan wasiirada maaliyaddda warfaafinta iyo agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta ayaa booqasho...

In kabadan 100 maxaabiis ah oo laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Ku dhawaad 120 maxaabiis ah oo in muddo ah kujiray xabsiga dalka Itoobiya ayaa maanta laga soo dejiyaya garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kuwaasi...

Wasaaradda waxbarashada oo dugsi ka furtay Cadale

Wasaaradda waxbarashada Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa degmada Cadale ee gobolka Shabeela dhexe waxaa ay ka hirgalisay dugsi hoose iyo dhexe kasoo ay wax ka...

Ugu Akhris Badan