Wararka

Eng. Yarisow “Uganda oo naga aqbashay fudueynta Dal-Ku-Galka Uganda”

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo maalmahan booqasho ku jooga dalka Uganda ayaa kulan la qaatay Ku-Simaha Wasiirka Arrimaha Gudaha...

Maamulka Degmadda Hobyo oo soo dhaweeyey Heshiiska dowladdaha Soomaaliya iyo India.

Gudooomiyaha Degmadda Hobyo ayaa Si weyn usoo dhaweeyey in Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay ku guuleysatay Heshiis lagu doonayo in dalka loo soo...

Degmada Shibis oo u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka

Habeenka Kow Tobnaad tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka ee uu maamulka gobolka Benaadir taabagelinayo waxaa ku tartamay degmooyinka Shibis iyo Deyniile oo ka wada tirsan...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka...

Shirweyne looga hadlayay Siyaasadda Dhalliyarada Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynahan ansixinta siyaasadda  Qaran ee Dhallinyarada ayaa waxaa ka soo qayb galay Ra’iisul wasaare ku Xigeenka xukuumadda Soomaaliya , wasiirka Wasaarada Dhallinyarada, Wasiir ku...

Ugu Akhris Badan