Wararka

Maamulka G/ Banaadir oo daahfuray Wajiga 1aad ee Barnaamijka shaqo abuurka Dhalinyaradda “Sawirro”

Muqdisho(SONNA):– Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta Aqalka Dowladda hoose ee Magaalada Muqdisho ka  furay Wajiga 1aad ee Barnaamika Shaqo abuurka Dhalinyarada Gobolka Banaadir, kaasi...

Guddoonka Golaha Shacabka JFS oo shaaciyay xilliga uu furmayo kalfadhiga Golaha

Muqdisho(SONNA):--Guddoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyay in Maalinta Sabtida uu furmayo kulamada Baarlamaanka, si loo sii dar dargeliyo howlaha Golaha horyaalla. Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka...

Wasiiro ka tirsan Galmudug oo soo booqay xarunta SONNA, dhiiro geliyayna howlaha ay hayso

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Dowlad Goboleedka Galmudug  Mudane Cawil  Xirsi  Xasan (Goladiid) iyo Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo arrimaha Bulshada Mudane Daahir...

Guddoonka Golaha Shacabka oo shaaciyay xilliga uu furmayo kalfadhiga Golaha

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyay in Maalinta Sabtida uu furmayo kulamada Baarlamaanka, si loo sii dar dargeliyo howlaha Golaha horyaalla. Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka...

Galmudug: “Shirka waxa uu ku saabsanyahay sidii Nabad loogu soo dabaali lahaa Gaalkacyo”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa sheegay inay shirka ka furmay Gaalkacyo uu yahay mid la doonayo in lagu heshiisiiyo bulshada gobolka wada degta, iyadoo loo...

Ugu Akhris Badan