Wararka

Axmed Diiriye ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug

Axmed Diiriye Raadgoob oo ka tirsanaa Khawaarijta arxan laaweyaasha ah ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa deegaanka ee ku sugan koonfurta...

Ku dhawaad 10 Khawaarij ah oo lagu dilay howlgallo ka dhacay Hirshabeelle iyo Galmudug

Howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta ayaa ka dhacay deegaanka Ceelgorof ee gobolka Galgaduud, halkaas oo lagu beegsaday dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta oo...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Yuusuf Cali...

R/W ku-Xigeenka XFS oo daah-furay Warbixinta Sannadlaha ee horumarka maaliyadda Dowladda 2024.

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay munaasabad ballaadhan oo lagu soo bandhigayey...

Duqa Muqdisho oo degmada Heliwaa ka dhagax-dhigay 7 waddo oo interlock ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xaafadda Suuqa Xoolaha ee Degmada Heliwaa ka dhagax-dhigay 7 waddo...

Ugu Akhris Badan