Wararka

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay afduubka lagula kacay markabka SEA WORLD

WAR-SAXAAFADEED   Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaareyneysaa afduubka iyo xad gudubka lagula kacay markabka lagu magacaabo SEA WORLD ee wata calanka Jasiiradda Comoros. Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Wasiirka Shaqada oo furay mashruuc dhaqaale oo loogu talo-galay Qoysaska danyarta ah

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed, ayaa si rasmi ah uga daahfuray magaalada Muqdisho mashruuc cusub oo...

Wasiir Ku-xigeenka Isboortiga oo daah-furtay tababar Garsoore oo loo qabtay Haweenka

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga, Xildhibaan Dahabo Saciid Cusmaan, ayaa maanta si rasmi ah u daah furtay tababar aqoon kororsi ah oo loo...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo cambaaraysay duullaanka uu Axmed Madoobe kusoo qaaday Balad Xaawo

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka xuntahay, si adagna u cambaaraynaysaa fal dambiyeedka uu eedaysane Axmed Maxamed Islaam...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta kulan soo dhaweyn iyo kala warqaadasho ah la qaatay 𝐌𝐫. 𝐇𝐢𝐝𝐞𝐤𝐢 𝐌𝐚𝐭𝐬𝐮𝐧𝐚𝐠𝐚 oo...

Ugu Akhris Badan