Wararka

Maamulka Gobolka oo daah furay mashruuc dib u dejin loogu sameynayo barakacayaasha

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta daah furay Mashruuc dib u dajin loogu sameenayo Barakacayaasha ku nool...

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Itoobiya oo faah faahin ka bixiyay sii deynta maxaabiista harsan

Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Itoobiya Mudane Maxamedd Cali Nuur oo wareysi siiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaliyeed ee SONNA ayaa faah faahin ka bixyay heshiiska...

DHAGEYSO: Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Itoobiya oo faah faahin ka bixyay sii deynta maxaabiista harsan

Muqdisho(SONNA) Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Itoobiya Mudane Max’ed Cali Nuur oo wareysi siiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaliyeed ee SONNA ayaa faah faahin ka bixyay...

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Koonfur Galbeed oo qaaday Jidgooyooyin ay dhigteen Al shabaab

Muqdisho (SONNA) Maamulka degmada Buurhakaba ee gobalka Bay ayaa ka warbixiyay howlgal ay ku qaadeen jidgooyooyin Maleeyshiyada Al-Shabaab ay dhigteen deegaano katirsan Gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka...

Go’aan Golaha Wasiirrada ee arrinta Qalbi dhagax

https://www.youtube.com/watch?v=gVoNa42kNUQ&t=2s Muqdisho, 06 September 2017 - Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda...

Ugu Akhris Badan