Wararka

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida oo xukuno kala duwan ku riday dad horey dilal u geystay

Maxkamadda sare ee ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukuno isugu jira dil iyo xabsi daa’in ku riday dad lagu eedeeyey dilal ka dhacay...

Meydka wiil badda ay soo tuftay oo laga helay xeebaha Muqdisho

Taliye ku xigeenka Saldhiga degmada Kaaraan Xuseen Badmaceeye ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in ay heleen meydka wiil dhalinyaro ah oo sida uu sheegay...

Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya miisaaniyadda Dowladda ee 2017

Ayadoo Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ay horyaalaan ajandayaal dhowr ah oo muhiim u ah dalka ayaa mudanayaasha Golaha Shacabka waxay maanta ka doodidoonaan arrimaha...

Guddoonka Aqalka sare oo kulan la yeeshay guddiga dastuurka ee baarlamaanka (Daawo Muuqaal)

Guddoonka aqalka sare ee baarlamaanka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay guddiga la socodka dib u eegista dhaqan gelinta dastuurka iyo arimaha federaalka...

Wasiirka haweenka oo sheegtay in la bilaabay araaji qabashada guddiga xuquuqul insaanka qaranka (Daawo Muuqaal)

Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka ee xukuumadda Soomaaliya Deeqa Yaasiin oo la hadashay warbaahinta qaranka ayaa sheegtay in wasaaradda ay gacanta ku heyso dhismaha...

Ugu Akhris Badan