Wararka

Ra’iisul wasaaraha  Soomaaliya iyo wafdigii la socday oo caawa kasoo degay Garoonka Muqdisho

Muqdisho (SONNA) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafi uu Hoggaaminayo ayaa caawa kasoo degay garoonka Diyaaradaha ee...

Ganacsade C/naasir Yaasiin”Soomalida kunool Imaaraadka horumar ganacsi ayay sameeyeen mana jiraan wax caqabado ah”

Muqdisho(SONNA) Qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta gaar ahaan magaalada Dubai ayaa ka hadlay horumaro dhanka ganacsiga ah oo...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo  Dalka Kuwait gaaray “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)  Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir Cismaan, ayaa gaaray Dalka kuwait, halkaasi...

Maamulka Hirshabeelle iyo AMISOM oo kawada hadlay furista wadada isku xirta Muqdisho iyo beledweyne “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare oo howlo shaqo ku jooga Magaalada Muqdisho ayaa kulamo kale duwan Maanta...

Qarax dad Shacab ah ay ku waxyeeloobeen oo ka dhacay Degmada Xamar weyne ee G/banaadir

Muqdisho (SONNA)  Todobo Qof ayaa ku dhimatay Lix qofna way ku dhaawacmeen Qarax galabta ka dhacay Degmadda Xamar weyne ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan Maqaaxi  aan ...

Ugu Akhris Badan