Wararka

Ciidamada qalabka sida oo AMISOM kala wareegidoona Amniga guud ee dalka

Kulankan oo mudo shan Cisha ah Ka soconayey Magaalada muqdisho  una dhaxeeyey  Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa Looga hadlayey sidii  Ciidamada AMISOM ay u...

Wasiirka Amniga Puntland oo shacabka ka dalbaday in ay la shaqeeyaan Hay’addaha Amniga

Mudane Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo ah sii hayaha Wasiirka Amniga  Puntland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay in lagama maarmaan tahay...

Maamulka Jubboland oo sheegtay in ay Bilowday howl-gal maleeshiyaadka Al shabaab looga Saarayo Gobolada Jubbooyinka”

Maamulka Jubbland ayaa sheegay inay bilaabeen howl-gal ka dhan ah oo maleeyshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab looga saarayo Gobolada Jubboyinka deegaanada ay...

Wasiirka Dastuurka Dowladda Soomaaliya oo maanta hortagaya Golaha Shacabka

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ka mid ah kulamadooda caadiga ah. Kulanka  Baarlamaanka ayaa waxaa lagu wadaa in uu hortago Wasiirka...

Maamulka Gobalka Banaadir iyo Hay’adda SWDC oo Deeq Gaarsiiyay Maxaabiista Laga Soo Daayay Xabsiyada Dalka Ethoipia

Maamulka Gobalka Banaadir oo kaashanaya xarunta u dooda horumarinta Haweenka SOMALI WOMEN DEVELOPMENT CENTER (SWDC), ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo agabyo kale...

Ugu Akhris Badan