Wararka

Baydhabo : Ciidamada Amaanka oo gacanta ku dhigay dad amni darro abuuriyey

Muqdisho (SONNA):-  Howlgal  dad badan lagu soo qabtay ayaa Ciidamada Amaanka Dowladda Soomaaliya waxa ay ka sameeyeen Magaaladda Baydhabo ee Xarunta Dowlad goboleedka Koofur...

Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka qaranka oo Muqdisho ka furay tababar aqoon kororsi ah “Sawirro”

Tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan hababka kala duwan ee doorashooyinka, ayaa loo qabtay xubno ka socday hey’adaha qaabilsan arrimaha doorashooyinka iyo shaqaalaha...

Kulan looga hadlayey sida loo wajahayo Arrimaha Maamulka G/banaadir oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SONNA):-  Shacabka degmadda Yaaqshid ku nool ayaa arragtidooda ka dhiibtay Sida ay tahay in loo wajaho arrimaha Maamulka, ammniga, siyaasadda, dhaqaalaha, dhismaha waddooyinka...

Dhageysiga Khudbadihii Musharixiinta Hirshabeelle oo la soo gebagebeyey

Muqdisho(SONNA) Waxaa Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe lagu soo geba gebeeyey dhagaysiga khudbadaha oo ay jeedinayeen musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha...

Tababar ku saabsan hababka doorashooyinka oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan hababka kala duwan ee doorashooyinka ayaa loo qabtay xubno ka socay hey’adaha qaabilsan arrimaha doorashooyinka iyo shaqaalaha...

Ugu Akhris Badan