Wararka


Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Deeq Dawo ah oo ka timid Mareykanka oo soo gaartay Muqdisho+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde waxaa goordhow soo gaaray Diyaarad sida Deeq dawo ah oo Dowlada Mareykanka ay ugu soo gurmatay dadka dhibaatada ka...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Dowladaha Qatar iyo Kenya oo qalab caafimaad iyo dawo soo gaarsiiyay Muqdisho

Diyaarad ka timid dowladda Qatar ayaa soo gaartay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Diyaarada ay soo dirtay dowladda Qatar ayaa sidday shixnado isugu...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Dowladda iyo Shacabka oo iska kaashaday nadiifinta Burburka uu reebay Qaraxii Zoobe

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho, Mudane Taabit Cabdi Maxamed iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galay Olole nadaafadeed oo Shacabka Muqdisho,...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Guddiga Taakuleynta Ciidamada Qaranka oo Deeq lacageed ku warreejiyey Guddiga Gurmadka Qaranka

Guddiga Taakuleynta Ciidamada Qalabka sida, ayaa Deeq lacageed oo dhan 2.000$ oo iyaga dhexdooda ay iska soo arruuriyeen ku wareejiyey Guddiga Gurmadka qaranka, waxaana...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Dowlada Mareykanka oo Cambaareysay Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (SONNA) Bayaan ka soo baxay Aqalka cad ee dalka Mareykanka ayaa si weyn loogu Cambaareeyay Qaraxii musiibada ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo...

Ugu Akhris Badan