Wararka

Wasiirka Amniga iyo xubno Wasiiro ah oo xalay kormeeray baraha ciidamada ee ku yaala caasimadda

Wasiirka Amniga, Wasiirka Warfaafinta, Wasiir ku-xigeenka Gaadiidka iyo Afhayeenka Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa kormeer howleed ku tegay goobaha ay ku suganyihiin ciidamada xasilinta amniga...

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Dastuurka oo lagu soo dhaweeeyay Garoowe

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda dawlad goboleedka Puntland....

Ra’iisul wasaarihii hore Cali Maxamed Geeddi oo boggaadiyey dib u heshiisiin ay dowladda hoggaaineyso.

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi  oo ka soo qeyb-galay shirweyaha wadatashiga hannaanka dib u heshiisiinta , ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed...

AKhriso khudbadaha shirweynaha Wadatashiga hannaanka dib u heshiisiinta ee Muqdisho ka furmay

Shirweynaha wadatashiga Qaran ee dib u heshisiinta Soomaaliya, ayaa ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb-galayRa’iisul wasaare ku xigeenka Xukuuumadda, wasiirro ka kala socda...

Duqa Muqdisho oo bulshada caasimadda ugu baaqay dib u heshiisiin

Duqa Muqdisho  Thabiit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in shirweynaha hannaanka Dib u heshisiinta Qaran ee Muqdisho ay martigelineyso in uu yahay shirkii ugu weynaa...

Ugu Akhris Badan