Wararka

Madaxweyne Farmaajo “Musiibadii ka dhacday Soobe si aysan mar kale noogu soo noqon, waa in aan u wada istaagnaa difaaca dalkeenna”

Muqdisho, 25 Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in madaxda dalalka Uganda,...

Wasiir Warfaafinta Koonfur Galbeed “Sedex Shabaab ah ayaa la dilay, Jab xoogana waa la gaarsiiyay”

Muqdisho (SONNA) Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Ugaas Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyay Howlgal ciidamada xooga dalka iyo kuwa Koonfur Galbeed ay ka...

Afhayeenka AMISOM “Hal askari ayaa nooga dhintay, mid kalena wuu ku dhaawacmay”

Muqdisho (SONNA) Afhayeenka Ciidamada AMISOM Wilson Rono oo la hadlay Wakaalada Wararka SONNA ayaa faahfaahin ka bixiyay khasaaraha ciidamada AMISOM ka soo gaaray qarax iyo...

Madaxweynaha JFS oo goor dhow dib ugu soo laabtay Dalka

Muqdisho(SONNA) Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro shaqo uu ku kala bixiyay wadamada Jabuuti,...

Madaxweyne Gaas oo si rasmi ah u furey kalfadhigii 40-aad ee baarlamaanka Puntland+Sawirro

Garowe(SONNA) Munaasabada lagu furayay kalfadhigii 4aad ee baarlamaanka Puntland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta Dowlada Goboleedka Puntland,taasi oo ay ka qeybgaleen...

Ugu Akhris Badan