Shirka Dowladda Dhexe iyo maamul goboleedyada dalka oo Muqdisho ka furmay

Date:

Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ka furmay shirka u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada dalka, kaasi oo uu shir gudoominayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya madaxda dowlad goboleedyada, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo masuuliyiinta qaranka oo ay ugu horeeyaan Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Shirka ayaa inta uu socdo waxaa diiradda lagu saari doonaa wada shaqeynta dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada iyo sida looga wada shaqeyn karo la dagaalanka Al-shabaab.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka...

Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil...