Wararka

Ra’iisul wasaare Kheyre” Soomaaliya waxey sameeneysaa horumaro badan”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Soomaaliya ay qaaday talaabooyin dhinaca Horumarka ah. Mudane Xasan Cali Kheyre...

Gudoomiyaha Golaha shacabka JFS oo kulan la qaatay dhigiisa Masar

Gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalinkii labaad booqasho rasmi ah ku jooga Magaaladda Qaahira ee xarunta...

Gudoomiyaha Golaha shacabka JFS oo kulan la qaatay dhigiisa Masar”Sawirro”

Qaahira(SONNA)-Gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalinkii labaad booqasho rasmi ah ku jooga Magaaladda Qaahira ee xarunta...

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo si diiran u soo dhaweeyay Fanaanadda Qaran ee Maryan Mursal “SAWIRRO”

Muqdisho(SONNA)Fanaanadda Qaran ee Habolada Waaaberi Maryan Ciise Bootaan oo maalmihii u dambeeyay ku sugneyd Wadanka dhawaanna soo gaartey Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta...

Ciidanka Asluubta oo lagu wareejiyay qalab ciidan “SAWIRRO”

Ciidanka dowladda Talyaaniga ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Yurub ee ka howlgala Soomaaliya ayaa maanta qalab ciidan waxa ay ku wareejiyeen Taliska ciidanka...

Ugu Akhris Badan