Wararka

Wasiirka Cadaaladda iyo wafdi uu hogaaminayo oo kormeeray xabsiga dhexe

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo ay wehliyaan Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan iyo mas’uuliyiin ka socday dowladda Ingiriiska...

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta: “Dila oo aasa Al-Shabaab-ka mayalka adag”

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa iclaamiyey hawl-gal balaaran oo dhanka amniga ah kaasi oo lagu cirib tirayo Al-Shabaab, wuxuuna amray in kooxdaasi mayalka...

Madaxweynaha Puntland oo daah furay bandhig bugaagta lagu soo bandhigayay

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 July 2017 magaalada Garoowe ku Daahfuray bandhigii 3-aad ee buugaagta, sidoo kalena...

Ciidanka Dowladda ee ku sugan Gobalka Gedo oo wada Howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab

Saraakiisha dowladda ee Gobalka Gedo ayaa sheegay inay wadaan howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ee ku sugan deegaano ka tirsan Gobalkaas. Wararka ayaa sheegaya...

Adeegii Internet-ka oo soo laabtay

Waxaa goor dhow dib u soo laabtay Adeegii Internet-ka Fibre Optic kaas oo mudo ku dhow hal bil ka maqnaa magaalooyinka Koofurta iyo Bartamaha...

Ugu Akhris Badan