Wararka

Tiro Al-shabaab ah oo lagu dilay Gobolka Baay

Muqdisho-(SONNA)-Diyaaradaha dagaalka ee Dalka Maraykanka ayaa duqeeyay fariimiso ay Al-Shabaab ku lahaayeen degaanno ka mid ah Gobolka Baay. War saxaafadeed kasoo baxay taliska Ciidanka Maraykanka...

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay kulamo uu la qaatay Madaxda dalka Masar+(Sawiro)

Qaahira(SONNA) Raiisul wasaare ku xigeenka xukuumada Fadaraalka soomaaliya mudane Mahdi maxamed guuleed khaddar iyo wafdi ay kamid yihiin Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda, wasiir ku...

Nin Soomaaliyeed oo ka mid noqday golaha garsoorka Maxkamadda Hague

Golaha guud ee Qaramada midoobay ayaa mar kale u doortay inuu ka mid ahaado garsoorka guud ee Maxkamadda dembiyada caalamiga ee ICC. Garsoore Cabdulqawi Axmed...

Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka oo kormeeray Jaamacadda Khayre ee Baydhabo

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kormeeray Jaamacadda Khayre University ee Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ahna Caasimada KMG ah ee Maamulka...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo kulan la qaatay R/wasaaraha Masar

Ra'iisul wasaare ku xigeenka xukuumada Fadaraalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khaddar iyo wafdi ay kamid yihiin wasiiru dowlaha arrimaha dibadda, wasiir ku xigeenka...

Ugu Akhris Badan