Wararka

Qaxootiga Dhadhaab oo maalintii Afaraad dibadbaxyo dhigaya”Sawirro

Waxaa maalinta Afraad hakad ku jira howlaha Hay"adaha Samafalka ee ka howlgala xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, tani ayaana ka dambeysay markii dadka degaanka ay...

Wasiirka cusub ee Difaaca Soomaaliya oo maanta xilkiisa la wareegay

Muqdisho (SONNA) Munaasabadan uu xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka dhacday xarunta...

Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib kulamo uu la qaatay hoggaamiyeyaal ka soo qayb galay shirkii Midowga Afrika iyo Midowga Yurub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qeybgalkii caleema-saarka...

Beeraleyda Caddaanka ah ee Zimbabwe oo soo dhaweeyay is-bedelka

Harare(SONNA)-Caddaanka reer Zimababwe ayaa soo dhaweeyay is beddelka madaxtinimo ee ka dhacay Dalkaasi, markii uu cadaadis jinsiyadeed kusoo rogay hoggaamiyehii hore ee Dalkaasi Robert...

Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga oo xilka la wareegayo maanta+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Munaasabadan uu xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka socota xarunta Wasaaradda...

Ugu Akhris Badan