Wararka

R/W Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku tagey qaar kamid ah xarumaha Wasaaradaha Xukuumadda, si loo dar-dargeliyo barnaamijka isla-xisaabtan...

Maleeshiyaad Al-Shabaab ka tirsan oo lagu dilay Bay

Bay(SONNA) Mas’uuliyiinta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa  ka warbixiyay Weerar qorsheysan oo ay ku qaadeen degaanno hoos yimaada degmada Buurhakaba ee gobolka Bay, gaar ahaan...

Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare oo gaaray K/Afrika

K/Afrika(SONNA) Xildhibaan ka socda Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Cape-Town ee dalka koofur Afrika,waxaana garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi kusoo dhaweeyay jaaliyadda...

Dowladda Lubnaa oo ku baaqday cunaqabatayn la saaro Mareykanka

Lubnaan(SONNA) Gebran Bassil oo ah Wasiirka arrimaha dibadda ee Dalka  Lubnaan, ayaa sheegay in dowladdaha Carabta ay tahay inay ka fakaraan cunaqabateyno ka dhan ah...

Koxda Kubadda Cagta K/Galbeed oo 1-0 kaga badisay Hirshabeele iyo labada madaxweyne oo ka hadlay+Sawiiro

Muqdisho(SONNA) Waxaa  maalintii labaad ka dhacay magaalada Muqdisho tartankii ciyaaraha Gobolada,iyado maanta ay isaga hor yimaadeen kooxaha ku badda cagta Koonfur Galbeed iyo Hirshabeele. Waxaa...

Ugu Akhris Badan