Wararka

Abul-Qeyd oo sheegay in qaraarka Mareykanka ee la xiriira Qudus uu yahay mid baadil ah

Al-Qaahira-(SONNA)- Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta Ahmed Abul Qeyd ayaa ka sheegay kulanka deg degga ah ee Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta ee...

Dagaal ka dhashay Khilaafka Horjoogayaasha sar sare ee Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Gedo

Muqdisho (SONNA) Dagaalkaan oo dhaxmaray  Maleeshiyaad taabacsan horjoogaha Al-shabaab ugu macagacaaban gobolka Gedo iyo maleeshiyaad kale oo katirsan kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab ayaa...

R/W Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku tagey qaar kamid ah xarumaha Wasaaradaha Xukuumadda, si loo dar-dargeliyo barnaamijka isla-xisaabtan...

Maleeshiyaad Al-Shabaab ka tirsan oo lagu dilay Bay

Bay(SONNA) Mas’uuliyiinta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa  ka warbixiyay Weerar qorsheysan oo ay ku qaadeen degaanno hoos yimaada degmada Buurhakaba ee gobolka Bay, gaar ahaan...

Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare oo gaaray K/Afrika

K/Afrika(SONNA) Xildhibaan ka socda Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Cape-Town ee dalka koofur Afrika,waxaana garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi kusoo dhaweeyay jaaliyadda...

Ugu Akhris Badan