Wararka

Somalia oo ka qeybgaleysa Shirka Caalmiga ah ee Dhaqanka & Dalxiiska oo ka dhacaya dalka Cumaan

Muscat, 10 December 2017 - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ka qeybgalaya Shirka Caalamiga ah ee Dhaqanka...

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo ka jawaabtay eedeymo ay soo jeediyeen Ciyaartoyda Jubbaland+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Kulankan qado sharafta ahaa oo Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya ay u sameysay qeybaha kaladuwan ee Warbaahinta ayaa looga hadlayay habsami u...

Guddoomiye Jawaari oo ka qeybgalay munaasabad ay ku qalinjebinayeen arday dhameysatay heerka 1-aad ee waxbarashada Jaamacadda

Muqdisho(SONNA):-- Munaasabadaan  oo ay ku qalin jabinayeen  in kabadan 500 oo arday  oo dhameysatay  waxbarashada  kuliyadaha kala duwan ee jaamacadda  Somali International  University  (SIU)...

Dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo Xuska maalinta caalamiga ee Xuquuqul insaanka+Sawirro

Muqdisho(SONNA);-- Iyadoo maanta ay ku beegan tahey maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda aadanaha oo sanad kasta dunidu u dabaal dagto 10-ka Decembar ayaa maanta...

Munaasabad lagu Xusayo Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda aadanaha oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Muqdisho(SONNA);-- Xuska maalinta caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha  ayaa ah mid  bulshada looga wacyi gelinaayo  ilaaalinta  iyo dhowrista Xuquuqda Aadanha  iyo in la joojiyo xadgudubyada...

Ugu Akhris Badan